Messi "Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin…"

0
Saturday June 09, 2018 - 12:57:25 in Wararka by
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Messi "Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin…"

    Kana farxiyay Muslimiinta Caalamka. "Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin ee magalada Gaza. Waa inaan noqonaa bini'aadam ka hor kubadda cagta". Laacibka Barcelona Lionel Messi oo ah safiirka UNICEF ee kubadda cagta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kana farxiyay Muslimiinta Caalamka. "Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin ee magalada Gaza. Waa inaan noqonaa bini'aadam ka hor kubadda cagta". Laacibka Barcelona Lionel Messi oo ah safiirka UNICEF ee kubadda cagta ayaa macalinka Arjatine ka codsaday in la baajiyo kulanka Isra'il ay la ciyaarayaan caawa (Khamiistii 7 june)

Ra’iisul Wasaaraha Isreal Netanyahu ayaa ka carooday Messi wuxuu sameeyay, isagoo ku tilmaamay inuu taageero ku weyn doono ficilkaasi

Maxamud Cabaas Madaxweynaha Falastiin oo la hadlay goordhow Al Jazeera ayaa yiri "Dhamaan shacabka falastiin wey kuu mahadcelinayaan Messi”

Waa arin dhabarjab ku ah Yahuuda

Mucaawiye Muudey

http://www.middleeasteye.net/news/pre-world-cup-football-match-between-argentina-and-israel-cancelled-997675107




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip