25ka Xiddig Ee Ugu Sareeya Qiimeynta 100ka Xiddig Ee Sannadkan 2015 Ugu Fiicnaa Ee Sky Sports.

0
Saturday December 26, 2015 - 14:40:05 in Sports News by
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    25ka Xiddig Ee Ugu Sareeya Qiimeynta 100ka Xiddig Ee Sannadkan 2015 Ugu Fiicnaa Ee Sky Sports.

    Waa kuma ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee 2015? Sky Sports ayaana soo saartay 25ka ciyaaryahan ee ugu sareeya 100ka xiddig ee ugu fiicnaa sannadkan 2015 iyadoo kaashaneysa shirkada istaatistikada ee WhoScored.com.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa kuma ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee 2015? Sky Sports ayaana soo saartay 25ka ciyaaryahan ee ugu sareeya 100ka xiddig ee ugu fiicnaa sannadkan 2015 iyadoo kaashaneysa shirkada istaatistikada ee WhoScored.com.

Ka dib ciyaar kasta, WhoScored.com waxa ay ciyaartoyda shanta horyaal ee ugu waa weyn ku qiimeeysaa qaab ciyaareedkooda iyadoo xiddig meel walba buuxiya siisa 10 dhibcood. Waxaana ay haatan soo saareen celceliska dhibcaha uu ciyaaryahan walba helay sannadkan 2015, in liiskaan laga soo muuqdo waxaa qasab ah inuu ciyaaryahan saftay ugu ugu yaraan 20 kulan oo horyaal ah.top-players-messi-ronaldo-ibrahimovic-lionel-cristiano-zlatan_3390985

Liiskaan waxaa ciyaaryahan walba ku hor qoran celcelis ahaan inta dhibcood ee uu sannadkan ka helay qiimeynta whoScored.com.

1. Lionel Messi – Barcelona – 8.821 average rating

2. Neymar – Barcelona – 8.37average rating

3. Zlatan Ibrahimovic – Paris Saint-Germain – 8.077average rating

4. James Rodriguez – Real Madrid – 7.904average rating

5. Cristiano Ronaldo – Real Madrid – 7.9average rating

6. Luis Suarez – Barcelona – 7.834average rating

7. Riyad Mahrez – Leicester – 7.762average rating

8. Mesut Ozil – Arsenal – 7.754average rating

9. Nolito – Celta Vigo – 7.753average rating

10. Alexis Sanchez – Arsenal – 7.724average rating

11. Franco Vazquez – Palermo – 7.691average rating

12. Kevin De Bruyne – Wolfsburg & Manchester City – 7.683average rating

13. Jordan Amavi – Nice & Aston Villa – 7.664average rating

14. Gareth Bale – Real Madrid –7.664average rating

15. Raffael – Borussia Monchengladbach – 7.633 average rating

16. Ricardo Rodriguez – Wolfsburg – 7.620 average rating

17. Henrikh Mkhitaryan – Borussia Dortmund – 7.618 average rating

18. Robert Lewandowski – Bayern Munich – 7.617 average rating

19. Dimitri Payet – Marseille & West Ham – 7.606 average rating

20. Thiago Silva – Paris Saint-Germain – 7.592 average rating

21. Francis Coquelin – Arsenal – 7.58 average rating

22. Santi Cazorla – Arsenal – 7.570 average rating

23. Marcelo – Real Madrid – 7.556 average rating

24. Nabil Fekir – Lyon – 7.55 average rating

25. Nicolas Otamendi – Valencia & Manchester City – 7.547 average rating




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip