RASMI: Vertonghen oo rikoor cusub u dhigay xulka Belgium-ka

0
Sunday June 03, 2018 - 10:12:08 in Wararka by
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Vertonghen oo rikoor cusub u dhigay xulka Belgium-ka

    Jan Vertonghen ayaa xalay rikoor cusub gaaray kaasoo noqday xiddiga ugu horeeyay ee 100-kulan safta xulka Belgium kulamo caalami ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jan Vertonghen ayaa xalay rikoor cusub gaaray kaasoo noqday xiddiga ugu horeeyay ee 100-kulan safta xulka Belgium kulamo caalami ah.

Daafaca Tottenham ayaa xulkiisa kulamo caalami ah u ciyaaray sanadihii lasoo dhaafay kaasoo saddex kulan oo soo muuqasho sameeyay kaasoo caawa kulan saaxiibtinimo wajahaya xulka Portugal.

Vertonghen waxaa uu ka sare mare xiddiga Jan Ceulemans kaasoo qadka dhax ee weerarka ka ciyaara 96-kulan ayuuna kasoo muuqday sannadihii 1977 iyo 1991-dii.



31-sano jirkaan daafaca dambe ka ciyaara ayaa heysta fursad uu boska kowad ku helo kaasoo xulka Belgium matali doona waxaa ay ku group yihiin xulalka kala ah Panama, Tunisia iyo England waxaana ay ku jiraan Group G.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip