Weeraryahanka Real Madrid oo ii la yaab leh loola xiriiriyay Bayern Munic

0
Friday June 01, 2018 - 14:53:55 in Wararka by
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraryahanka Real Madrid oo ii la yaab leh loola xiriiriyay Bayern Munic

    Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa weli adkeyneysa safkeeda xilli ciyaareedka dambe iyagoo horraan heshiis la gaaray Leon Goretzka oo kaga imaanaya kooxda Schalke 04.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa weli adkeyneysa safkeeda xilli ciyaareedka dambe iyagoo horraan heshiis la gaaray Leon Goretzka oo kaga imaanaya kooxda Schalke 04.

Naadiga difaacaneysa Bundesliga ayaa si lama filaan ah loola xiriiriyay weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Gareth Bale kaasoo caddeeyay inuu doonayo ka tagista kooxda haddii uusan heleynin booska joogtada ah.

Sida ay daabacayso majaladda Spanish-ka ah ee El Confidencial, Bavarian ayaa xiiseyneysa adeegga xiddiggii hore ee Tottenham kaasoo labo gool a dhaliyay Final-kii Champions League-ga ee Kiev

Bayern ayaa kula dagaallami doonta Manchester United saxiixa laacibka reer Wales haddii ay diyaar u tahay inay wajahdo dalabaadka Real Madrid.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip