5-Ciyaarayahan oo ay suurta gal tahay in Arsenal laga fasaxo xilli ciyaareydka soo socda

0
Friday May 25, 2018 - 22:40:42 in Wararka by
  • Visits: 444
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    5-Ciyaarayahan oo ay suurta gal tahay in Arsenal laga fasaxo xilli ciyaareydka soo socda

    Is badalka Arsene Wenger ayaa ah mida ugu hadal heynta badan dhamaadka xillic iyaareydkan horyaalka EPL, sidoo kalae waxaa loo magacaaway kooxda macalinka reer spain ee Unai Emery kaasoo dajinaya qaabka suuqa ay u wajihi lahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Is badalka Arsene Wenger ayaa ah mida ugu hadal heynta badan dhamaadka xillic iyaareydkan horyaalka EPL, sidoo kalae waxaa loo magacaaway kooxda macalinka reer spain ee Unai Emery kaasoo dajinaya qaabka suuqa ay u wajihi lahaayeen.

Xaqiiqdii waxa loo baahanyahay macalinkan cusub inuu u baahanyahay ciyaarayahano badna inuu ka takhaluso, waa ay cadahay Arsenal in ay dooneyso is badal cidna caad kama saarna waxana tusaale ahaan kugu filan suda loo magacaaway Raul Sanllehi oo madaxa ciyaara isku xirka kooxda lo magacaaway iyo Sven Mislintat oo ah madaxa kormeerka iyo qorista.

Shaxda ciyaarayahnada waa kuwa diyaarsan, Emery kuma filanan doonto intaan si horyaalka Premier league ugu guuleysto, hadaba waa inuu ciyaarayhano qaar oo xirfadleyaal ah inuu lasoo saxiixdaa.

Weerarka kooxda waa kuwa dhameystiran halka qadka dhaxe iyo daafacyada ayakane duleelyo yar ay ka jiraan, hadab waxaan hoos ku xusid doonaa 5-ciyaaryahan ay suurta gal tahay in kooxda laga fasaxo.

Granit Xhaka

Shkodran Mustafi

Danny Welbeck

Alex Iwobi

Hector Bellerin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip