Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta ka arinsanaya Dabeylaha ku dhuftay gobolada Waaqoy ee Soomaaliya

0
Thursday May 24, 2018 - 19:46:30 in Wararka by
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta ka arinsanaya Dabeylaha ku dhuftay gobolada Waaqoy ee Soomaaliya

    Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa gellinka dambe ee maanta waxaa ay ka arrinsan doonan duufaanada ku dhufatay Gobolada Waqooyi ee dalka. Waxaana la filayaa in kulanka Guddiga joogtada looga dhawaaqo guddi ka qeyb qaato gurmadka l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa gellinka dambe ee maanta waxaa ay ka arrinsan doonan duufaanada ku dhufatay Gobolada Waqooyi ee dalka. Waxaana la filayaa in kulanka Guddiga joogtada looga dhawaaqo guddi ka qeyb qaato gurmadka loo sameynayo dadka Shacabka ah ee ay saameysay duufanka goboladasi. Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shalay waxaa uu sheegay in maanta oo khamiis ah Baarlamaanka Soomaaliya ka hadli doono saameynta ka dhalatay Roobabka Dabeylaha wata ee ku dhuftay gobolada Waaqoy ee Soomaaliya iyo xaalada shacabka ku nool deegaanadaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip