Maraykanka Oo Lagu Cadaadinayo Inuu Buuraha Golan U Aqoonsado Qeyb Ka Mid Ah Dhulka Yuhuudda.

0
Thursday May 24, 2018 - 12:13:41 in Wararka by
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Lagu Cadaadinayo Inuu Buuraha Golan U Aqoonsado Qeyb Ka Mid Ah Dhulka Yuhuudda.

    Yuhuudda waxay ku cadaadinayaan Maamulka Mdaaxweyne Donald Trump sidii uu qeyb ka mid ah dhulka Yuhuudda ugu aqoonsan lahaa Buuraha Golan Heights oo Suurya looga qabsaday Dagaalkii dhacay saannadkii 1967-kii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yuhuudda waxay ku cadaadinayaan Maamulka Mdaaxweyne Donald Trump sidii uu qeyb ka mid ah dhulka Yuhuudda ugu aqoonsan lahaa Buuraha Golan Heights oo Suurya looga qabsaday Dagaalkii dhacay saannadkii 1967-kii.

Wasiirka Sirdoonka ee Yuhuudda,Yisrael Katzoo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in Ajndahooda sare yahay sidii ay Maraykanka u ayidi lahaayeen inay Buuraha Golan qeyb ka tirsan yihiin Yuhuudda.

 


.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip