RASMI: Arsenal oo Magacowday Unai Emery

0
Wednesday May 23, 2018 - 20:49:32 in Wararka by
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Arsenal oo Magacowday Unai Emery

    Tan iyo markii uu Arsenal ka dhaqaaqay Arsene Wenger, dhowr macallin ayaa ahaa kuwa marba loo saadaaliyo kooxda Gunners inay qabtaan, balse waxaa ay maamulka Arsenal u magacaabeen macallinkooda cusub tababarihii hore ee kooxaha Valencia, Sevilla iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo markii uu Arsenal ka dhaqaaqay Arsene Wenger, dhowr macallin ayaa ahaa kuwa marba loo saadaaliyo kooxda Gunners inay qabtaan, balse waxaa ay maamulka Arsenal u magacaabeen macallinkooda cusub tababarihii hore ee kooxaha Valencia, Sevilla iyo PSG ee Unai Emery.

War rasmi ah oo ay soo saartay kooxda Arsenal ayaa waxaa lagu shaaciyay in macallinka Spanish-ka ah uu noqon doono macallinka xiga ee maamuli doono kooxda Arsenal.Emre ayaa qalinka ku duugay heshiis sedex sano ah sidoo kalena sanad walbo wuxuu garoonka Emirates ka qaadan doonaa 5-milyan oo pound.

Emre ayaa u taalo shaqo culus madaama uu buuxin doono booska Arsene Wenger oo mudo 22-sano ah Arsenal maamulayay.

Xigasho Goal.net



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip