Lix sano kadib Santi Cazorla oo Arsenal ka dhaqaaqi doona

0
Tuesday May 22, 2018 - 09:26:47 in Wararka by
  • Visits: 495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lix sano kadib Santi Cazorla oo Arsenal ka dhaqaaqi doona

    Santi Cazorla ayaa so oaf jaro doona waayihiisa kooxda Gunner kaasoo waqtigiisa badan xiddigan qadka dahxe dhaawacyo garoomad akaga maqnaa wuxuuna ka dhaqaaqi doona xiddigan kooxda Arsenal markii heshiiskiisa uu dhaco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Santi Cazorla ayaa so oaf jaro doona waayihiisa kooxda Gunner kaasoo waqtigiisa badan xiddigan qadka dahxe dhaawacyo garoomad akaga maqnaa wuxuuna ka dhaqaaqi doona xiddigan kooxda Arsenal markii heshiiskiisa uu dhaco.

Xiddigan reer Sapin ayaa ciyaarin tan iyo October 2016 kaasoo dhaawac garoomada kaga maqan mudadaasi, waxaana lagu sameeyay in ka badan toban qaliin sidoo kale uma diyaarsana inuu usoo dhameystirmo hab ciyaareydkiisa kooxda Arsenal.

Madama fulinta kooxda Ivan Gazidis ayaa wepsite-ka kooxda ku sheegay sidatan "Santi waxaa uu ku jiro mid ka mid ah xiddigaha aan daawano hab ciyaareydkiisa”



"hab ciyaareydkiisa ee u dhashalay ee labada lug, awoodiisa iyo dhaqaaqiisaba waa mid aan sanadihii dambe ku xisaabtameynay xiddigan”

"waxaa uu u diyaaraa qaab wanaagsan oo ay ku dheehanatahy si xur ah kaasoo boos walba kubada ka abuuri kara halistiisana leh”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip