Sababta Dhabta Ah Ee Ka Danbeysa Inuu Cristiano Ronaldo Si Joogta Ah U Booqdo Morocco Oo La Ogaaday.

0
Thursday December 24, 2015 - 13:51:26 in Sports News by
  • Visits: 902
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sababta Dhabta Ah Ee Ka Danbeysa Inuu Cristiano Ronaldo Si Joogta Ah U Booqdo Morocco Oo La Ogaaday.

    Cristiano Ronaldo ayaa si joogta ah ugu safra Morocco, waana ay walwal gelisaa Real Madrid. Haatan waxaa la ogaaday sababta ka danbeysa safarkiisa qaarada Afrika waxaana shaaca ka qaaday jariirada Nova Gente.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo ayaa si joogta ah ugu safra Morocco, waana ay walwal gelisaa Real Madrid. Haatan waxaa la ogaaday sababta ka danbeysa safarkiisa qaarada Afrika waxaana shaaca ka qaaday jariirada Nova Gente.

Waxaana uu booqdaa gabadhaha da’da yar ee asalkeeda Faransiiska uu yahay balse dalka Portugal u dhalatay ee xayaysiinta dharka sameysa Melanie Martines.

Inkastoo Ronaldo lagula arkay kaliya saaxiibkiisa ciyaarta dagaalka ee Hari hadana taasi ma ahan sababta uu Morocco u booqdo. Waxaana sababta dhabta ah ay tahay inuu booqdo Melaine.

ronaldo-morrocco-1450814619151
Marka laga soo tago inay tahay gabar xayaysiinta dharka iyo alaabaha kale ee dumarka sameysa hadana sidoo kale waxa ay leedahay website ay uga hadasho safarada raaxada.

Aaas





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip