Astaanta Cusub Ee Man City Oo Si Kama Ah Loo Baahiyay Ka Hor Inta Aysan Soo Bandhigin Maalinta Boxing Day.

0
Thursday December 24, 2015 - 13:39:34 in Sports News by
  • Visits: 1042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Astaanta Cusub Ee Man City Oo Si Kama Ah Loo Baahiyay Ka Hor Inta Aysan Soo Bandhigin Maalinta Boxing Day.

    Astaanta cusub ee Manchester City ayaa waxa si kama ah u baahisay xafiiska diwaangelinta xuquuqda lahaanshaha eeIntellectual Property Office (IPO). City ayaa si rasmi ah u soo bandhigi doonta astaanteeda cusub maalinta Boxing Day si kastaba IPO ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Astaanta cusub ee Manchester City ayaa waxa si kama ah u baahisay xafiiska diwaangelinta xuquuqda lahaanshaha eeIntellectual Property Office (IPO). City ayaa si rasmi ah u soo bandhigi doonta astaanteeda cusub maalinta Boxing Day si kastaba IPO ayaa si kama ah u baahisay astaanta cusub ee Man City iyagoo soo geliyay waqtiga ay City diiwaangelisay lahaanshaha xuquuqda astaantaan.

 City ayaa talo weydiisatay bishii December taageerayaasheeda oo ku aadan inay bedelaan astaantooda, waxaana taageerayaal badan ay dalbadeen in lagu laabto astaantii hore oo aheyd mid goobaabin ka sameysan islamarkaana calaamada markabkaMancunian uu ka dhex muuqdo iyo ubaxa guduudan ee Lancashire.

Inkastoo aysan weli Man City xaqiijinin in astaantaan ay noqon doonto midooda cusub, hadana waxaa la filayaa inay maalinta Boxing Day ee 26ka December ay si rasmi ah u baahin doonaan astaantooda cusub oo la filayo inay midaan noqoto.

1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip