SAWIRRO: Barcelona oo ugu dambeyn laga jabiyay RIKOODHKII guul darro la'aanta ee La Liga kulan waali ahaa oo 9-gool la iska dhaliyay

0
Monday May 14, 2018 - 07:28:47 in Wararka by
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Barcelona oo ugu dambeyn laga jabiyay RIKOODHKII guul darro la'aanta ee La Liga kulan waali ahaa oo 9-gool la iska dhaliyay

    Riyadii Barcelona ee aheyd in horyaalka La Liga ay ku dhameystan guularo la'aan ayaa soo dhamaatay kadib guuldaro ay kala kulantay kooxda kaalimaha hoose ee Levante cayaar ku dhamaatay 5-4.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Riyadii Barcelona ee aheyd in horyaalka La Liga ay ku dhameystan guularo la'aan ayaa soo dhamaatay kadib guuldaro ay kala kulantay kooxda kaalimaha hoose ee Levante cayaar ku dhamaatay 5-4.


Qeybta hore kulanka ayaa lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaamineyso kooxda Levante.

Marti galiyaasha ayaa hogaanka kulanka ku qabtay 5-1, iyadoo uu seddaxley dhaliyay Emmanuel Boateng iyo labo gool oo ka timid Enis Bardhi.

Barca laacibkeeda Philippe Coutinho ayaa dhaliyay saddaxleydisii ugu horeysay ee kooxda halka goolka kale uu rigoore ku dhaliyay Luis Suarez.

Laakiin guuleystaasha horyaalka ayaa helin barbarha cayaarta waxayna qasaareen markii u horeysay 44 kulan oo La liga ah.

Ernesto Valverde, waa guuldaradii ugu horeysay uu la kulmo horyaalka tan iyo markii uu noqaday macalinka Barcelona, waxaana laga yabaa inuu ka shaleynayo go’aankii uu kaga tagay gooldhaliyaha kooxda ugu sareya ee Lionel Messi cayaarta ay wajaheen kooxda kaalinta 15-aad ee Levante.

Kadib markii ay ka gudubtay kulankii adkaa ee Clasico oo ay Real Madrid wajaheen Asbuucii hore, Barca ayaa loo maleyn karay inay taariikh ka sameyn doonta La liga.

Ma jirto koox horyaalka sare ee Spain guuldaro la’aan ku qaaday tan iyo 1930-kii markaana waxaa la ciyaarayay 18 kulan xagaaga.

Laakiin Barcelona ayaa guuldareysatay iyadoo uu kulan kaliya ka harsan yahay horyaalka –waxaa laga dhaliyay 24 gool 36-dii kulan ay dheeshay cayaartan ka hore.

Levante shocked the Spanish champions with a 5-4 victory that will live long in the memory of those who witnessed itÂ

The dreams of an unbeaten season for Gerard Pique and Co went up in smoke as their defence was torn apartÂ

The Catalan side almost fought back to level the scores but ultimately did not have enough to score the fifthÂ

Emmanuel Boateng was on fire for Levante in the first half, scoring twice past Barcelona to give his side the lead

The Barcelona players looked shell-shocked as they fell two goals behind to their tenacious oppositionÂ

Levante had secured La Liga survival already but were clearly in the mood for a huge upset of Erneste Valverde's side

There were scenes of jubilation as the Levante players joined together to celebrate going ahead in the game

Boateng rounded the goalkeeper before emphatically smashing home his side's second goal of the game

The Ghanaian striker was in dreamland as the visiting Barcelona fans inside the stadium fell silent early on

Philippe Coutinho pulled one back for the Catalan side as his deflected long-range shot flew into the net

Andres Iniesta congratulated his team-mate as the pair hurried back to halfway to restart the matchÂ

Enis Bardhi scored a brace as Levante stormed into an incredible 5-1 lead against the champions of Spain

Bardhi curled a wonderful effort into the top corner as Levante came flying out of the blocks at the start of the second half

Ter Stegen slumped to his knees as he was beaten by Boateng for the third time, the fourth goal conceded in the game

The forward pointed heavenwards in celebration on a night he will never forget for the rest of his lifeÂ

Coutinho scored a hat-trick but the celebrations were muted as his side continued to trail against the team from Valencia

Luis Suarez scored a penalty in the 71st minute as Barcelona brought the score to 5-4 and inspire a possible comeback

The home side have rounded off their season incredibly strong form and took a major scalp against the champions

Ernesto Valverde cut a frustrated figure and couldn't believe some of the shambolic defending on displayÂ





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip