AC Milan oo isha ku heyso soo qaadashada weeraryahan Ligue 1-ka France caan ka ah

0
Wednesday May 09, 2018 - 22:09:23 in Wararka by
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AC Milan oo isha ku heyso soo qaadashada weeraryahan Ligue 1-ka France caan ka ah

    Kooxda AC Milan ayaa la sheegay inay wada hadalo hordhac ah la bilaawday weeraryahan Ligue 1-ka France caan ka ah. Radamel Falcao oo AS Monaco ka tirsan ayaa madaxa u ruxay dalab AC Milan kasoo gaaray madaama wakiilkiisa Jorge Mendez madaxda Milan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda AC Milan ayaa la sheegay inay wada hadalo hordhac ah la bilaawday weeraryahan Ligue 1-ka France caan ka ah. Radamel Falcao oo AS Monaco ka tirsan ayaa madaxa u ruxay dalab AC Milan kasoo gaaray madaama wakiilkiisa Jorge Mendez madaxda Milan saaxiibo dhow yihiin.

Milan dhibaato dhanka weerarka ayaa heesato madaama xili cayaareedkan sedexdeeda weerar Cuntrone, Klinic iyo Silva midna uusan 10-gool xitaa Serie A-da Talyaaniga ka dhalinin.

Sidaa darteed Radamel Falcao oo 32-jir ah ayay Milan xagaagan soo qaadan doontaa kaasi oo 24-gool u dhaliyay Monaco xili cayaareedkan dhamaan tartamada kala duwan.

Radamel Falcao qandaraaska uu Monaco kula jiro ayaa ku eg 2020 waxayna Tuttosport sheegtay in Milan amaah kusoo qaadan doonto weeraryahankan Colombian-ka ah kadibna 25-milyan oo euro ah gadaal ka bixin doonaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip