Qof Fake ah & Shahaado Fake ah. (Qormo Xiiso leh)

0
Saturday May 05, 2018 - 19:57:08 in Wararka by
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qof Fake ah & Shahaado Fake ah. (Qormo Xiiso leh)

    Madaxweynihii hore ee Tanzania Mr. Julius Nyerere ayaa Somalia yimid Horaantii 1960aad –kii, markii uu dalkiisa ku noqday ayuu dadkiisa isagu yeeray meel fagaare ah kuna yiri: Noogu duceeya in Alla naga dhigu sidii somaalia: sida ay u medeysany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Tanzania Mr. Julius Nyerere ayaa Somalia yimid Horaantii 1960aad –kii, markii uu dalkiisa ku noqday ayuu dadkiisa isagu yeeray meel fagaare ah kuna yiri: Noogu duceeya in Alla naga dhigu sidii somaalia: sida ay u medeysanyihiin, isagu duuban yihiin, isuna jecelyihii. Weyna ku duceysteen. (F S 1aad).

Haada Bisha MAY 2018, Madaxeynaha Tanzaniya Mr. John Magufuli, ayaa baaritaan dheer oo dowladiisu sameysay kadib ,waxa uu shaqada ka eryay 10.000 oo shaqaalaha Dowlada ah, waxaa la ogaaday in ay wataan shaadooyin been ah, iyo in uuna jirin xirrir taxana ah oo wax barasho oo qaarkood ay meel dhexe ka bilaabeen. Waxa uu amray in ay shaqada faarujiyaan muddo 2 usbuuc ah, qofkii faaruji waayana lagu xakumayo xabsi ah 7 sanno. (F S 2aad).

Annaga waxaa jiri jiray xafiis hoos taga wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo qiimeeysa, hubiyana shahaada kasta ee uu wato qofkii shaqa doon ah. Waxaa jira jaamcada badan oo ku yaal wadamada dibada badankooda, xattaa wadamada horuumaray oo shahaadooyinka ay bixiyaan ayna aqoonsi ka heysan wadamada laga bixiyay, oo dibada loogu shaqa doonto. Waxa kale oo jira sida badankiinu aad ogtihiin shahaadooyin On line laguugu soo diraa10 daqiiqo gudahooda haddii aad bixiso 10 dollar, tanaa ka mid ah. ( F S 3aad).

Haddii wadan uu baaba’ayo waxa uu ka dhintaa wax barashada, Eng. Wata shaado been abuur ah guri uu dhisay, dhaqtar wata shahaada been ah qof uu daaweeyay, Sarkaal wata Garaada Fake ah Dable uu hogaaminayo, macalin wata shahaada been ah Qof uu wax baray, Iwm.



Annaga maanta meeqaa wadata shahaada been ah ( FAKE)? . waxaaba noo dheer qof Fake ah. Anaguna ma u duceysanaa in sidii Tanzaniya, iyo qofkii wata shahaado been abuur ah aan iska qabano.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip