Goormee laciyaraya kama dambaysta tartanka Europa League?

0
Friday May 04, 2018 - 22:29:23 in Wararka by
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goormee laciyaraya kama dambaysta tartanka Europa League?

    Kooxaha Marseille iyo Atletico Madrid ee u soo gudbay kama dambaysta koobka Europa League ayaa wada ciyaari doono tartankan kama dambaystiisa Bartamaha bishan May.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Marseille iyo Atletico Madrid ee u soo gudbay kama dambaysta koobka Europa League ayaa wada ciyaari doono tartankan kama dambaystiisa Bartamaha bishan May.

Kulankan Final ka ah ee Europa League ayaa ka dhici doono Magaalada Lyon ee Waddanka Faransiiska 16-ka bishan May 2018.

Waxana lafilayaa inuu ahaan doono kulan xiiso badan Atletico Madrid ayaa markeedii 3aad ciyaaraysa finalka tartankan.



Qalinkii Aadam Aqyaar



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip