Wayne Rooney Oo Ku Baaqay Kulan Degdeg Ah Si Loo Badbaadiyo Xilli Ciyaareedka Man United.

0
Wednesday December 23, 2015 - 12:37:40 in Sports News by
  • Visits: 874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wayne Rooney Oo Ku Baaqay Kulan Degdeg Ah Si Loo Badbaadiyo Xilli Ciyaareedka Man United.

    Kabtanka United ayaa ku baaqay kulan degdeg ah ka dib markii kooxda ay soo martay natiijooyinkii ugu xumaa ee muddo 17 sannadood ah taasoo cadaadis badan ku heysa Louis van Gaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtanka United ayaa ku baaqay kulan degdeg ah ka dib markii kooxda ay soo martay natiijooyinkii ugu xumaa ee muddo 17 sannadood ah taasoo cadaadis badan ku heysa Louis van Gaal.

Ninka reer Holland ayaa laga yaabaa in la ceyriyo haddii United ay guuldarro ka soo gaarto Stoke City maalinta Boxing Day laakiin ciyaartoyda ayaa weli doonaya inay natiijooyinka dhanka kale u rogaan iyadoo ay sii kordheyso farxad la’aanta taageerayaasha.

Jariirada Daily Mirrror ayaa ogaatay in Jose Mourinho la weydiistay inuusan ka fekerin shaqo kale isagoo aan marka hore soo ogeysiinin United iyadoo Van Gaal uu qarka u saaran yahay in la ceyriyo.

Manchester-United-vs-CSKA-Moscow-Champions-League-group-stage
Wayne Rooneyayaa hogaaminaya olole lagu badbaadinayo xilli ciyaareedka Manchester Uited.
United ayaa ka cabsi qabta in Mourinho uu heli doono shaqooyin kale haddii aysan si degdeg ah u dhaqaaqin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip