Bayern Munich oo lugta kowaad ee Semi Finalka guul daro kala kulantay Real Madrid
Kulanka weyn ee Semi Fiinaalaha Champion-ka kana socdo garoonka Allianz Arena ayaa 1-1 kusoo idlaaday qaybtii hore waxaana goolasha Bayern iyo Real u kala dhaliyeen Joshua Kimmich iyo Marcelo.
Bayern ayaa ka naxday in bilawgii cayaarta Arjen Robben dhaawac ku baxay waxaana lagu badalay Thiago Alcantra daqiiqadii 8-aad.
Balse Bayern waxba uma dhibin bandhigeedii wacnaa qaybta hore ee cayaarta ayadoo inta badan kubada heesatay waxaana hogaanka Joshua Kimmich daqiiqadii 28-aad asigoo kubad weerar celis ah uu dhexda ka dhiibay James Rodriguez gool u badalay.
Bayern Munich oo lugta kowaad ee Semi Finalka guul daro kala kulantay Real Madrid
Kulanka weyn ee Semi Fiinaalaha Champion-ka kana socdo garoonka Allianz Arena ayaa 1-1 kusoo idlaaday qaybtii hore waxaana goolasha Bayern iyo Real u kala dhaliyeen Joshua Kimmich iyo Marcelo. Bayern ayaa ka naxday in bilawgii cayaarta Arjen Robbe