Xulka Soomaaliya oo iska xaadiriyay Finalka Tartanka CECAFA

0
Wednesday April 25, 2018 - 19:41:22 in Wararka by
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Soomaaliya oo iska xaadiriyay Finalka Tartanka CECAFA

    Xulkeenna Qaranka Soomaaliya ee da'doodu ka hooseyso 17-sano ayaa markii ugu horreysay iska xaadiriyey Final-ka Cecafa Under -17, kaddib markii ay galabta 1-0 ku garaaceen dhiggooda Uganda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulkeenna Qaranka Soomaaliya ee da'doodu ka hooseyso 17-sano ayaa markii ugu horreysay iska xaadiriyey Final-ka Cecafa Under -17, kaddib markii ay galabta 1-0 ku garaaceen dhiggooda Uganda.
Kaalinta Saddexaad ee Koobkan waxaa ku tartami doona dalalka Keyna iyo Uganda, iyagoona wada ciyaari doona 28-ka bishan April, maalin ka hor kulanka Final-ka.

Dhinaca kale Guddooomiyaha xiriirka kubada cagta Afrika ee Axmed Axmed ayaa ka dhawaajiyay inuu ku farxay guusha ay gaartay Soomaaliya, waxaana uu ballan qaaday inuu u safri doono dalka Burundi si uu u daawado kulanka kama dambeysta ah oo ay Soomaaliya la ciyaari doonto dalka Tanzania.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip