South Afrika oo Deeq lacageed ku wareejisay Dowladda Soomaaliya

0
Wednesday April 25, 2018 - 11:14:31 in Wararka by
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    South Afrika oo Deeq lacageed ku wareejisay Dowladda Soomaaliya

    Dowladda South Afrika ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu deeqday lacag dhan 500,000$, kadib Munaasabad kooban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda South Afrika ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu deeqday lacag dhan 500,000$, kadib Munaasabad kooban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

"Waxaan guddoonay Deeq ka timid Dowladda South Afrika, taasoo dhan 500,000 oo loogu tala galay dadka Abaartu saameysay, lacagtaas waxay noqon doontaa mid gargaar loogu sameeyo dadka tabaaleysan, lacagtan waxaa la soo mariyay WFP, waxaan uga mahadcelinaynaa Dowladda South Afrika deeqdan ay ina soo gaarsiisay.” Ayuu yiri Wasiir Ceynsane.

Weli waxaa dalka ka jira Abaaro aad u daran, kuwaasi oo saameyn dareen leh ku reebay dadka ka soo barakacay gobolada dalka ee badbaadada u soo raadsaday magaalooyinka waa weyn ee dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip