Diktooro cilmi nafsiga bartay oo u dhashay Mareykanka ayaa daraasad ku sameenaya Maxamed Saalax – Ogow waxyaabaha ay baarayaan!

0
Wednesday April 25, 2018 - 07:12:49 in Wararka by
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diktooro cilmi nafsiga bartay oo u dhashay Mareykanka ayaa daraasad ku sameenaya Maxamed Saalax – Ogow waxyaabaha ay baarayaan!

    Shiikh Yusuf Stis oo hore baadari weyn u ahaa balse soo islaamay ayaa boggiisa Facebook soo dhigay in majalaadda caan ah ee Washington Post ka qortay Maxamed Saalax in Dhakhaatiir cilmi nafsiga baratay ay daraasad ku sameyn doonaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiikh Yusuf Stis oo hore baadari weyn u ahaa balse soo islaamay ayaa boggiisa Facebook soo dhigay in majalaadda caan ah ee Washington Post ka qortay Maxamed Saalax in Dhakhaatiir cilmi nafsiga baratay ay daraasad ku sameyn doonaan.

Waxyaabaha ay cilmi barista ka sameyn doonaan ayaa ka mid ah in iyada oo aan Ingiriiska laga jecleyn uu hadana Saalax helay taageero cajiib ah.Sidoo kale waxa ay fiirin doonaan waxyaabaha keenay dhaqanka wanaagsan ee uu kula dhaqmo ciyaaryahanada saaxiibadiis ah  iyo taageereyaasha kooxda.

Waxaa kaloo ka mid ah shanta salaadood ee uu xaadiro Misaajidka iyo Sujuudda kuu dhufto marka uu goolka dhaliyo.

Waxa ay sheegeen in taasi ay keentay in Muslimiin badan ay ku heesaan magaca Saalax




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip