Van Persie Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Arsenal ee ku farxay bixitaanka Arsene Wenge

0
Sunday April 22, 2018 - 19:51:10 in Wararka by
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Van Persie Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Arsenal ee ku farxay bixitaanka Arsene Wenge

    Robin van Persie ayaa xusuusiyay taageerayaasha Arsenal in Gunners ay caan ku noqotay gacanta tababare Arsene Wenger. taageerayaal badan oo Arsenal ah ayaa doonayay in la bedelo tababarahaan reer France sannadihii lasoo dhaafay. Arsenal ma aysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Robin van Persie ayaa xusuusiyay taageerayaasha Arsenal in Gunners ay caan ku noqotay gacanta tababare Arsene Wenger. taageerayaal badan oo Arsenal ah ayaa doonayay in la bedelo tababarahaan reer France sannadihii lasoo dhaafay. Arsenal ma aysan ku guuleysan Premier League tan iyo 2004, hase yeeshee waxa ay si joogta ah kaga soo muuqanayeen tartanka Champions League, iyagoo sidookale ku guuleystay FA Cup seddexdii sanno ee ugu dambeyay.
AMSTERDAM, NETHERLANDS - AUGUST 09: Robin Van Persie and Arsenal manager Arsene Wenger after Arsenal win the Amsterdam Tournament match between Ajax and Inter Milan at the Amsterdam Arena on August 9, 2008 in Amsterdam, Netherlands. (Photo by Ian Walton/Getty Images)





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip