Shan xiddig oo caalami ah oo iska diiday Real Madrid in ay ku biiraan

0
Saturday April 21, 2018 - 10:23:13 in Wararka by
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shan xiddig oo caalami ah oo iska diiday Real Madrid in ay ku biiraan

    U ciyaarista kooxda Real Madrid waa mid xiddig walba uu ku riyoodo balse xiddigahan waa ay iska diideen in ay marnaba Bernabeu u dhaqaaqaan. Madrid inaa u ciyaarto waa qiimo gooni ah, xiddig kasta ha noqdo, xiiso gooni ah ayey u leedahay u ciyaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

U ciyaarista kooxda Real Madrid waa mid xiddig walba uu ku riyoodo balse xiddigahan waa ay iska diideen in ay marnaba Bernabeu u dhaqaaqaan. Madrid inaa u ciyaarto waa qiimo gooni ah, xiddig kasta ha noqdo, xiiso gooni ah ayey u leedahay u ciyaarista Los Blancos.

Waxaa jiro xiddigo dhowr ah oo riyadooda ay aheyd Los Blancos in ay u ciyaaraan mar qura , ugu dambeyna ay u suurta gashay, si kastaba xiddigo dhowr ah ayaa iska diiday in wadadaasi ay maraan Real-na qiimo weyn u yeelaan.

Hadaba hoos ka eeg shanta halyeey ee kubada cagta soo maray ee iska diiday Bernabeu in ay u dhaqaaqan:

#5 Francesco Totti

#4 Andrea Pirlo

#3 Pavel Nedved

#2 Steven Gerrard

#1 Neymar




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip