Suuqa Kale Iibsiga: Klopp Oo Doonaya Inuu Kooxdiisa Keeno Garabka PSG Ee Lucas Moura

0
Tuesday December 22, 2015 - 15:45:00 in Sports News by
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kale Iibsiga: Klopp Oo Doonaya Inuu Kooxdiisa Keeno Garabka PSG Ee Lucas Moura

    Sida ay qoreyso jariirada kasoo baxda dalka ingiriiska ee Mirror macalink kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu Paris St-Germain kasoo qaato kubad sameeyahooda orodka dheereeya ee Lucas Mouraoo uu doonayo inuu keeno Liverpool bisha Janur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay qoreyso jariirada kasoo baxda dalka ingiriiska ee Mirror macalink kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu Paris St-Germain kasoo qaato kubad sameeyahooda orodka dheereeya ee Lucas Mouraoo uu doonayo inuu keeno Liverpool bisha Januray.

MaamulahaAnfield ayaa doonaya inuu dookhiisa weerar ku kordhiyo wiilkaa Brazillian ka ah wuxuuna doonayaa inuu dabin kiisa u adeegsado Philipe Coutinho maadaama labada xidig ay iskala soo tirsanaayeen ilaa da´yarta xulka Barzil.

Lucas-Moura

Mirror ayaa soo xiganeysa jariiradaCalciomercato waxayna sheegayaan in 23 jirkaan aan ku faraxsaneynkooxdaParisians tan iyo markii uu2013 ugu soo biiray£44milya oo pound uu baxsad heli doono maadaama ay kooxda Kop-ka lagu naaneeso ay dooneyso iney fursad siiso xidigaan.

Moura ayaa isugu la dhacsaneyn inuu kursiga keydka u fadhiyo xidigaha magaca waa weyn ee isku baheystay kooxda OSG wuxuuna raadinayaa albaab uu kaga baxsado Parc Des Princess.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip