Xulka Kubada Cagta 17 Jirada Soomaaliya Oo Guulka Gaaray Dhigooda Kenya

0
Friday April 20, 2018 - 22:09:33 in Wararka by
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Kubada Cagta 17 Jirada Soomaaliya Oo Guulka Gaaray Dhigooda Kenya

    Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Da'yarta 17 jirada ayaa galabta waxa ay guul muhiim ah ka gaareen dhigooda Kenya ka dib kulan ay Galabta la yeesheen kaas oo ahaa kulankoodii ugu dambeeyey ee heerka is-araga Group-yada. Ciyaarta Galabta oo ahey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Da'yarta 17 jirada ayaa galabta waxa ay guul muhiim ah ka gaareen dhigooda Kenya ka dib kulan ay Galabta la yeesheen kaas oo ahaa kulankoodii ugu dambeeyey ee heerka is-araga Group-yada. Ciyaarta Galabta oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa qeybtii hore ee Ciyaarta ay Da'yarta 17 jirada Soomaaliya soo bandhigeen Ciyaar aad loogu riyaaqay.

Qeybtii labaad ee Ciyaarta ayaa labada dhinac waxa soo maray fursado qaali ah,waan Ciyaartii ay ku soo dhamaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Xulka 17 jirada dalkeena Soomaaliya.

Xulka Soomaaliya ayaa haatan u soo gudbtay Afar Dhamaadka,iyada oo Group A ay ka soo wada baxeyn Soomaaliya iyo Kenya,waxaana Group-ka isaga haray Xulka Burundi oo tartanka marti gelinaya iyo Xulka Itoobiya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip