CALAAMAD-GANACSI WARGELIN DIGNIINEED

0
Saturday April 14, 2018 - 11:13:52 in Wararka by
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CALAAMAD-GANACSI WARGELIN DIGNIINEED

    WARGELIN DIGNIINEED waxa halkan Wargelintan la siiyey in MHCS waa Shirkad Faransiis ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARGELIN DIGNIINEED waxa halkan Wargelintan la siiyey in MHCS waa Shirkad Faransiis ah

9, avenue de Champagne, 51200 Epernay, France ay yihiin

Milkiilayaasha iyo Xaqleyaasha Dalka soomaaliya iyo dalalka kaleba ee
gaarka u leh calaamadahan Ganacsi ee  soo socda:-



WARGELINTAN la siiyey in MHCS waa Shirkad Faransiis ah 9, avenue de

Champagne, 51200 Epernay, France ay yihiin Milkiilayaasha iyo Xaqleyaasha

Dalka soomaaliya iyo dalalka kaleba ee gaarka u leh calaamadahan
Ganacsi ee soo socda:-


MOET & CHANDON

VEUVE CLICQUOT

DOM PERIGNON

Kuwaas oo loo isticmaalayo xidhiidhada ay ku jiraan Sharaabka. Qof kasta oo
Koobiyeysta, Dhalan-roga, ama dariiqo kale oo ay ahaato ugu xadgudba xuquuqaha
Calaamadahaa Ganacsi ku sheegan, waxa lagu oogayaa talaabooyin ku lid ah si
waafaqsan Xeerarka Soomaaliya ee dhaqan galka ah ee lagu joojinaayo Qishka
Calaamadaha la Fooljariyeynayo ee badeecadaha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip