Daawo Jamaahiirta Real Madrid Oo Ku Fooriyay Magaca Rafa Benitez Kuna Qeyliyay 'Iscasil Florentino!' Inkastoo Ay 10 Gool Ku Badiyeen.

0
Monday December 21, 2015 - 12:38:08 in Sports News by
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Jamaahiirta Real Madrid Oo Ku Fooriyay Magaca Rafa Benitez Kuna Qeyliyay 'Iscasil Florentino!' Inkastoo Ay 10 Gool Ku Badiyeen.

    Inkastoo ay 10 gool ku xasuuqeen Rayo Vallecano hadana taageerayaasha Bernabeu ayaa mar kale soo bandhigay sida aysan ugu qanacsaneyn tababaraha iyo madaxweynaha kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkastoo ay 10 gool ku xasuuqeen Rayo Vallecano hadana taageerayaasha Bernabeu ayaa mar kale soo bandhigay sida aysan ugu qanacsaneyn tababaraha iyo madaxweynaha kooxda.

Magaca Rafa Benitez ayaa si xoogan loogu fooriyya ciyaarta ka har iyadoo fooriodaas ay inta badan ka imaaneysa dhanka koonfureed ee garoonka oo ay fariistaan taageerayaasha mayalka adag ee Real Madrid, halka sidoo kale ay ku qeylinayeen ‘Florentino iscasil”.

Oorin, foori iyo dhawaaq carro ah ayaa hareeyay inta badan xilli ciyaareedkan Bernabeu iyadoo tii ugu qeylo dheereyd ay dhacday ka dib musiibadii Clasico ka soo gaartay, laakiin mar kale, Benitez iyo Perez ayaa shalayto noqdo kuwa u bartilmaameedsadan jamaahiirta Madrid.

Calamdo ay sidoo kale ka soo muuqday garoonka oo ay ku qoran tahay ‘Amber movement’ oo ah koox taageerayaal ah oo isku dayayaa inay bilaabaan olole jagada madaxweynaha looga qaadayo Florentino Perez.

Halkaan laacibtv.net Ka Daawo Jamaahiirta Oo Ku Foorinaya Magaca Rafa Benitez Kuna Dhawaaqaya In Florentino Perez Uu Iscasilo

1450624840_749230_1450625014_noticia_grande





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip