XOG: Manchester United Oo Bedelka Juan Mata Kala Soo Wareegeysa Chelsea
Juan Mata ayaa laga yaabaa inuu ka tago Manchester United, iyadoo Willian loo arko bedelkiisa ugu macquulsan.
Jose Mourinho ayaa isku dayay xagaagii lasoo dhaafay inuu lasoo wareego xiddiga Chelsea Willian, waxaana wadahadalo uu la yeeshay wakiilada ciyaaryahanka Brazil.
Xiddiga reer Brazil oo 29 sanno jir ah, ayaa go'aansaday inuu sii joogo waqtigaas Blues, laakiin United ayaa kalsooni ku qabta inay lasoo wareegi karto.
Mata oo 30 jir noqon doona bishaan, ayaa 182 kulan usaftay Manchester United, isagoo dhaliyay 39 gool.
XOG: Manchester United Oo Bedelka Juan Mata Kala Soo Wareegeysa Chelsea
Juan Mata ayaa laga yaabaa inuu ka tago Manchester United, iyadoo Willian loo arko bedelkiisa ugu macquulsan. Jose Mourinho ayaa isku dayay xagaagii lasoo dhaafay inuu lasoo wareego xiddiga Chelsea Willian, waxaana wadahadalo uu la yeeshay wakiilada