Dowladda Ciyaalka Xaafadda!!

0
Saturday March 24, 2018 - 19:49:00 in Wararka by
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Ciyaalka Xaafadda!!

    Rubac qarnigii u dambeeyay,waxaan soo aragnay dowladii hogaamiye kooxeedyada, tii Ururada bulshada, tii urur diimeedyada, tii NGO yada, iyo tii Ciyaal Diaspora. Hadda ma tijaabinaa Dowladii Ciyaal Xaafadeedka?. Bacdamaa ay muujiyeen wadaniyad, iya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rubac qarnigii u dambeeyay,waxaan soo aragnay dowladii hogaamiye kooxeedyada, tii Ururada bulshada, tii urur diimeedyada, tii NGO yada, iyo tii Ciyaal Diaspora. Hadda ma tijaabinaa Dowladii Ciyaal Xaafadeedka?. Bacdamaa ay muujiyeen wadaniyad, iyaga oo qabanaya xilkii ugu muhimsanaa ee masuuliyiinta qaranka, gudiyadii barlamaanka iyo kuwa maamul gobaladyadu dayaceen.

Fiiri  3da Sawir. Ciidamada Kenya Subaxdii waxa ay qodaan god weyn oo ah asaaskii darbiga xatooyada Xuduuda, Ciyaalka Xaafaduna galabtii ayeey godkaa duugaan, shaqadii juuj wamaa juuj ayey Kenyaanka Ku qasbeen, si aan loo dhisin darbigaa xuduud xadida.


Armaan Ciyaalka Xaafada fursad siinaa markaan, si ay Dowlad noogu soo dhisaan.

Vivo Ciyaalka Xaafada!!!.

Qore: Yahya Amir.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip