Xaafad Loogu Magac Daray Chelsea Oo Muqdisho Ku Taal Iyo Soomaalida Oo Aan Tegi Karin Aaggaas!

0
Saturday March 24, 2018 - 10:18:41 in Wararka by
  • Visits: 1206
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xaafad Loogu Magac Daray Chelsea Oo Muqdisho Ku Taal Iyo Soomaalida Oo Aan Tegi Karin Aaggaas!

    Dad Badan Oo Soomaali Ah Ayaan Ogeyn Waxa Saxda Ah Ee Ka Jira Xarunta Xalane Ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad Badan Oo Soomaali Ah Ayaan Ogeyn Waxa Saxda Ah Ee Ka Jira Xarunta Xalane Ee Magaalada Muqdisho.

Ajaanibta ugu badan ee dalka joogta ayaa kusugan, dhibaato badan ayaa halkaas laga soo maleegaa, sida dadka qaar ay qabaan, ha yeeshee maanta waxa aan idin soo gudbin doonnaa xog kusaabsan xaruntaas iyo qaar kamid ah waxyaabaha ka jira.

Xaafadadda Chelsea waa xaafad aysan Soomaalidu degan oo ku taalla Xalane, waxaa kusugan 29 shirkadood iyo kabadan oo ka shaqeeya arrimaha ammaanka, geddigood waxa ay ka imaadaan dalal kala duwan oo caalamka ah, si ay Soomaaliya uga caawiyaan sida ay sheegaan arrimaha ammaanka, ha yeeshee nala daawada Muuqaalka hoose oo ka hadlaya xaafadda Chelsea ee ku dhex taalla xarunta Xalane ee aysan Soomaalidu tegi karin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip