KOOXAHA Yaa Loo Doortay Captanka Xulka Holland ?

0
Friday March 23, 2018 - 22:49:27 in Wararka by
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KOOXAHA Yaa Loo Doortay Captanka Xulka Holland ?

    Daafaca ugu qaalisan kubadda cagta ee kooxda LiverpoolVan Dijk ayaa loo doortay hogaamiyaha xulka Holland . Macalinkii hore ee kooxda Everton Ronaldo Koman ayaa loo magacaabay inuu doorto kabtanka xulkaasi isagoo magacaabay daafaca LiverpoolVan Dijk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca ugu qaalisan kubadda cagta ee kooxda LiverpoolVan Dijk ayaa loo doortay hogaamiyaha xulka Holland . Macalinkii hore ee kooxda Everton Ronaldo Koman ayaa loo magacaabay inuu doorto kabtanka xulkaasi isagoo magacaabay daafaca LiverpoolVan Dijk kaas oo hogaamin doona xulka.
Difaaca Liverpool ee Van Dijk ayaa 16 kulan u saftay dalkiisa, laakiin 26-sano jirkaan ayaa xiran doona calaamadda hoggaaminta xulka qarankiisa Netherlands kulanka Saaxiibtinnimo ee ay habeen dambe ka horjeedaan England.

Wesley Sneijder iyo Arjen Robben ayaa labaduba ka fariistay ciyaaryaha heerka caalami, halka Daley Blind, Robin van Persie iyo Klaas-Jan Huntelaar aysan ka mid ahayn xiddigaha xulka Hollnad ee wajahaya xulalka saddexda Libaax iyo Portug



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip