Al-Shabaab Oo Sheegtay Qarixii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Thursday March 22, 2018 - 23:50:02 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab Oo Sheegtay Qarixii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

    Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa qarax khasaaro geystay oo Galabta ka dhacay ka soo horjeedka hotelka Wehliya oo ku yaalla agagaarka Isgoyska dabka ee Wadada Maka Almukarama Magalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa gaari ayaa ku qarxay maqaaxi k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa qarax khasaaro geystay oo Galabta ka dhacay ka soo horjeedka hotelka Wehliya oo ku yaalla agagaarka Isgoyska dabka ee Wadada Maka Almukarama Magalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa gaari ayaa ku qarxay maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama,waxa uuna sababay dhimasahda dad u badan Shacab oo maqaayada fadhiyay iyo kuwo Wadada marayay intaba.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxaas,iyaga oo sheegay in ay ku dileen 10 Sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa haatan ah mid sidii hore ka soo wanagsanaaneyso,waxaana lagu bilaabay nadiifinta burburkii uu sababay qaraxaas.

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip