Haweenka Ka Shaqeeya Nadaafada Gobalka Banaadir Oo La Sumeeyey "Sawirro"

0
Thursday March 22, 2018 - 22:31:11 in Wararka by
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweenka Ka Shaqeeya Nadaafada Gobalka Banaadir Oo La Sumeeyey "Sawirro"

    War maanta soo gaaray warqabadkawarbaahinta qaar ayaa sheegayaa in qaar ka mid ah Heweenka ka shaqeeya Nadaafada gobalka banaadir, hada loola cararay isbitaalada ku yaal magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War maanta soo gaaray warqabadkawarbaahinta qaar ayaa sheegayaa in qaar ka mid ah Heweenka ka shaqeeya Nadaafada gobalka banaadir, hada loola cararay isbitaalada ku yaal magaalada muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa saxaafadda u sheegay in haweenka la sumeyey qaar kamid ah iney daran yihiin, balse xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo qaar kamid ah isbitaalada ku yaal gudaha magaalada muqdisho.

Dad fara badan oo ay kamid yihiin Ehelada dadka la sumeeyey, ayaa hor dhoobaan mid kamid ah isbitalada ku yaal degmada degamda Cabdul Casiis ee gobalka banaadir.

Waan idinla soo wadaagi doonaan waxa ka danbeeyay sumeynta haweeynkaas, iyo xaaladooda caafimaad halka ay mareyso…………. 

kala Soco 

Daawo Sawirrada Qaar kamid Ah Haweeynka la Sumeeyay





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip