Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo kalsoonida kala noqday Guddiga Doorashada Somaliland

0
Thursday March 22, 2018 - 20:21:08 in Wararka by
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo kalsoonida kala noqday Guddiga Doorashada Somaliland

    Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa sheegay inuu kalsoonida kala laabtay Guddiga doorashooyinka Somaliland, isagoo ku eedeeyay inay qaladaad ka galeen xeerarka doorashooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa sheegay inuu kalsoonida kala laabtay Guddiga doorashooyinka Somaliland, isagoo ku eedeeyay inay qaladaad ka galeen xeerarka doorashooyinka.

C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in aanu markii horeba ku qanacsaneyn doorashadii Madaxtinimada iyo natiijadii uu Guddiga soo saaray, isagoo xusay in qoraal u gudbiyeen Madaxweynaha Somaliland oo ku saabsan in aan kalsooni dambe aanay ku qabin Guddigan.

Waxaa uu codsaday in la kala diro Guddigan doorashada, isla markaana lagu soo dhiso Guddi cusub, waxaana uu tilmaamay inuu dhowaan soo bandhigayo qaladaad iyo gefaf ay Guddiga doorashooyinka galeen

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip