Sarkaal Soomaali ah oo Mareykanka lagu xiray

0
Wednesday March 21, 2018 - 10:37:13 in Wararka by
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Soomaali ah oo Mareykanka lagu xiray

    Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal booliiska ah oo ka mid ahaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal booliiska ah oo ka mid ahaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula nooleyd magaalada Minneapolis.

Dacwadda sarkaalka ayaa isla Arbacada maanta ah bilaabaneysa

.

Dilku waxa uu dhacay 15kii bishii July ee sanadkii hore, 2017

Haddaba eedahan iyo sharaxaadooda ayaa wariyeheena Maxamuud Mascadde uu ka wareystay Qareen CAbdiwaaxi Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka hawlgala gobolka MN.

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip