Kenya Oo Soo Deysay Dad Soomaali Oo Ku Xirnaa Mandera
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee gobolka Gedo Cismanaa Nuux Xaaji oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in la soo daayay tiro maxaabiis Soomaali ah oo Ciidamada Kenya ay ku xireen magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalkaasi.
Cismaan Nuux Xaaji ayaa tilmaamay in maxaabiistaasi loo heystay falal la xariira Al Shabaabnino, balse aysan shaq ku laheyn arirnkaasi.
Dhinaca kale Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee gobolka Gedo ayaa waxa uu intaasi ku daray in saraakiisha Kenya ay ka wada hadleen arrimaha Xadka iyo sidii loo furi lahaa, kaas oo maalmihii la soo dhaafay hakad ku jiray.
Waxaana uu carabka ku dhuftay in la’isla gartAy in la furo dhaq dhaqaaqa Xadka oo saameyn ku yeeshay magaaloyinka Baled- Xawo iyo Mandera.
H
Kenya Oo Soo Deysay Dad Soomaali Oo Ku Xirnaa Mandera
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee gobolka Gedo Cismanaa Nuux Xaaji oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in la soo daayay tiro maxaabiis Soomaali ah oo Ciidamada Kenya ay ku xireen magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari