Madaxweynaha Puntland Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Golihiisa Wasiirada
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu shir aan caadi ahayn uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada.
Shirkaan ayaa Warar aan helnay waxa ay sheegayaan in looga arrinsanayo xaalada Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan mooshinka lag gudbiyay Jawaari ee xiisada dhaliyey.
Madaxweynaha Puntland Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Golihiisa Wasiirada
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu shir aan caadi ahayn uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada. Shirkaan ayaa Warar aan helnay