SOSCENSA iyo PUNSAA oo war-murtiyadeed ka soo saaray Khilaafka BFS iyo XFS

0
Tuesday March 20, 2018 - 19:25:45 in Wararka by
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOSCENSA iyo PUNSAA oo war-murtiyadeed ka soo saaray Khilaafka BFS iyo XFS

    Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan-yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee kajira Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshaay xaaladda cakiran ee ka jirta gayigga Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka ka dhex jra xubnaha baarlamaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan-yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee kajira Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshaay xaaladda cakiran ee ka jirta gayigga Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka ka dhex jra xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.

Dalladaha oo War murtiyeedkooda ka soo saaray qodobo ka kooban ilaa 9 ayaa waxa ay sheegeen in ay aad uga walaacsan yihiin khilaafka siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday Hey’adaha Sharci dejinta iyo Fulinta iyadoo ay u arkaan in khilaafka xiligan ku soo beegmay uu yahay mid dhabar jab ku ah geedigga dowladnimo ee Soomaaliya.

War-murtiyeed ay soo saareen dalladaha bulshada rayidka ee SOSCENSA iyo PUNSAA.doc







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip