Shir Looga Hadlayo Dagaalka Al Shabaab Oo Ka Furmay Magaalada Kampala
Taliyeyaasha nabad sugida iyo sirdoonka qaar ka mid ah dalalka Africa ayaa shir looga hadlayo lagaalanka waxa loo yeero Argagixisada waxa uu uga furmay magaalada Kampala ee Caasimaddaa dalka Uganda.
Shirkani oo labo maalin socon doono ayaa waxaa kampala ka daah-furey taliye ku xigeenka Ciidanka xoodga dalka Uganda major General Wilson Mbadi.
Shir Looga Hadlayo Dagaalka Al Shabaab Oo Ka Furmay Magaalada Kampala
Taliyeyaasha nabad sugida iyo sirdoonka qaar ka mid ah dalalka Africa ayaa shir looga hadlayo lagaalanka waxa loo yeero Argagixisada waxa uu uga furmay magaalada Kampala ee Caasimaddaa dalka Uganda. Shirkani oo labo maalin socon doono ayaa waxaa k