Ugu Wakhtiga Dheeraa Jabbuuti Oo Geeriyooday!

0
Tuesday March 20, 2018 - 09:56:26 in Wararka by
  • Visits: 326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugu Wakhtiga Dheeraa Jabbuuti Oo Geeriyooday!

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa shalay ku geeriyooday dalka Faransiiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa shalay ku geeriyooday dalka Faransiiska.

Barkhad Guurad Xamaduu, waxa uu ahaa Ra’iisul Wasaarihii ugu muddada dheeraa dalka Jabuuti isagoo xilka hayey in ka adan 30 sannadood. Warbixintan waxaa noo soo diray Ramadaan Muuse.

R/W Ugu Wakhtiga Dheeraa Jabbuuti Oo Geeriyooday!

Xuquuqda Wareysiga VOA SOMALI

Ho



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip