Shirkan oo ah mid ballaaran ayaa waxa qeyb galaya ku dhawaad 30 dal oo kala ah:- Niger, Uganda, Chad, Congo Brazzaville, Djibouti, DR Congo, Togo, Mauritania, Gabon, Guinea, Senegal, Kenya, Mali, Madagascar, Guinea Bissau, Mozambique, Nigeria, Burkina Faso, Central African Republic, Libya, Comoros, Sahrawi, Ghana, Lesotho, The Gambia, Somalia, Angola, Zimbabwe iyo South Africa.

Safarkan ayaa ku soo aadaya, xilli dhawaan madaxweyne Farmaajo uu ka baaqday socdaal uu ku tagi lahaa dalka Qatar sababo la xariira khilaafka hareeyay Golaha