Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay

0
Monday March 19, 2018 - 08:44:30 in Wararka by
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland General Dayr Xaaji Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Taliye ku xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland General Dayr Xaaji Cabdi.

Wararka aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Warqada is casilada uu u gudbiyay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland.


Go’aan weli kama qaaday Warqada is casilaada oo uu gudbiyay taliye ku xigeenkii Ciidanka Daraawishta Puntland Madaxweyne Cabduwli Maxamed Cali Gaas.

In kastoo weli sidhab ah uusan u cadeyn sababta uu isku casilay ayaa hadana tiro ka dhowr jeer ee uu Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Mushaar l’aan iyo daryeel xumo ay heysato Ciidamada Daraawiishta gaar ahaan Ciidamada ku jira Xerada 54aad.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip