SAWIRRO: R.W kheyre oo booqasho kadis ah ku tagay Saldhigga degmada Hodon

0
Sunday March 18, 2018 - 08:51:52 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: R.W kheyre oo booqasho kadis ah ku tagay Saldhigga degmada Hodon

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho kadis ah ku tagay Saldhigga ciidamada Booliska degmada Hodon ee gobolka Banaadir. Waxaa uu halkaasi ugu tagay Ra'iisul Wasaare Kheyre Saraakiisha ciidaamda Booliska Soomaaliye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho kadis ah ku tagay Saldhigga ciidamada Booliska degmada Hodon ee gobolka Banaadir. Waxaa uu halkaasi ugu tagay Ra'iisul Wasaare Kheyre Saraakiisha ciidaamda Booliska Soomaaliyeed ee degmadaasi oo xilligaan ku howlanaa suggidda Amniga degmada. Ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo dhawr iyo labaatan sanno kahor ka ahaa Askari bileeys ah oo ka tirsan saldhiggaas isla markaana "Oobiiga" qora ayaa bogaadiyay Shaqadda ay hayaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in saraakiisha ciidamada ay si hufan u gudanayaan waajibka Saaraan ee ah Suggida Amniga.

g




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip