Agaasime ku xigeenka FBI oo xilka laga qaaday

0
Saturday March 17, 2018 - 11:53:55 in Wararka by
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasime ku xigeenka FBI oo xilka laga qaaday

    Xeer ilaaliyaha guud ee mareykanka ayaa xilka ka qaaday agaasime ku xigeenkii hore ee FBI-da Andrew McCabe laba maalmood uun ka hor inta uusan hawlgab ka noqon xilkaasi. Andrew McCabe waxa uu aad ugu lug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer ilaaliyaha guud ee mareykanka ayaa xilka ka qaaday agaasime ku xigeenkii hore ee FBI-da Andrew McCabe laba maalmood uun ka hor inta uusan hawlgab ka noqon xilkaasi. Andrew McCabe waxa uu aad ugu lug

lahaa baaritaanadii ka dhanka ahaa Hillary Clinton ee isticmaalka iimaylkeeda gaarka ah iyada oo gudaneysa waajinbaadkeeda shaqo iyo eedeymo sheegayay in Ruushka uu faragelin ku sameeyay doorashadii madaxtinimada ee waddankaasi Mareykanka ka dhacday sanadkii 2016-kii.

McCabe waxa uu sheegay in loo bartilmaameedsanayo doorkii uu ku lahaa baaritaanadani iyo dhacdooyinkii uu u soo joogay kaddib markii xilka laga qaaday agaasimihii hore ee FBI-da James Comey.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip