Isku aadka quarter-finalka tartanka UEFA Europa League oo lasoo saaray
Isku aadka wareegga quarter-finalka tartanka UEFA Europa League ayaa si rasmi ah loo soo saaray.
Kooxda keliya ee reer England ee tartankaan ku jirta ee Arsenal ayaana ku beegantay kooxda Ruushka ka dhisan ee CSKA Moscow.
Atletico Madrid oo ka dhisan Spain ayaa lagu beegay kooxda ka dhisan dalka Portugal ee Sporting Lisbon.
ISKU AADKA QUARTER-FINALKA UEFA EUROPA LEAGUE OO DHAMMEYSTIRAN
ISKU AADKA QUARTER-FINALKA UEFA EUROPA LEAGUE OO DHAMMEYSTIRAN
RB Leipzig vs Olympique Marseille
Arsenal vs CSKA Moscow
Atletico Madrid vs Sporting Lisbon
Lazio vs Red Bull Salzburg
Kulamada lugta koowaad waxaa la ciyaari doonaa 5ta bisha April, halka kulamada lugta labaad ee wareegga sideed dhammaadka tartankaan la ciyaari doono 12ka bisha April ee soo aadan.
Isku aadka quarter-finalka tartanka UEFA Europa League oo lasoo saaray
Isku aadka wareegga quarter-finalka tartanka UEFA Europa League ayaa si rasmi ah loo soo saaray. Kooxda keliya ee reer England ee tartankaan ku jirta ee Arsenal ayaana ku beegantay kooxda Ruushka ka dhisan ee CSKA Moscow. Atletico Madrid oo ka dh