Boliska Ingiriiska oo gacanta ku soo dhigay Gabdhihii lagu la'aa Britain.

0
Saturday December 19, 2015 - 11:14:23 in Wararka by
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boliska Ingiriiska oo gacanta ku soo dhigay Gabdhihii lagu la'aa Britain.

    Waxaa la xaqiijiyay in la helay gabdhihii la'aa kadib markii ay arrintaasi ay ka hadleen Hooyooyinka dhalay Gabdhahaasi, waxayse ka gaabsadeen hooyooyinkaasi inay faahfaahin dheeraad ah bixiyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la xaqiijiyay in la helay gabdhihii la'aa kadib markii ay arrintaasi ay ka hadleen Hooyooyinka dhalay Gabdhahaasi, waxayse ka gaabsadeen hooyooyinkaasi inay faahfaahin dheeraad ah bixiyaan. Gabdhahaas maqnaa ee la helay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Fardowsa Xasan, Cabir Saalax iyo Axlaam Saalax, waxaana la sheegay in Gabdhahaasi Boliska dib ugu celiyeen Waalidiintooda oo ku nool Xaafadda Wood Green ee Waqooyiga magaalladda London.

Gabdhahan Soomaalida ee la la’aa ayaa waxay da’ooda u dhexeysaa 13 jir ilaa 16-jir, mana jirto wax faah faahin ah oo laga bixiyay qaabka lagu helay gabdhahaasi, iyadoo ay Boliska horey u sheegeen inaysan gabdhahaasi ka ambabixin dalka Britain.
Dhanka kale Boliska Scotland Yard ee dalka Britain ayaa shalay sheegay inay heleen mid ka mid ah Gabdhahaasi oo lagu magacaabo Fardowsa Xasan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip