TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO GQARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA SHAMSO SH. CUMAR
TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO GQARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA SHAMSO SH. CUMAR
Prof.Cali Maxamed Abuukar {C.wolf} iyo Maana Maxamed Abuukar {Maanta Siti} iyagoo ugu tacsiyadeynayo Geeridii ku timid Walaashood Shamso Sheekh Cumar oo habeenkii khamiista 17-ka Dicembar 2015-ka ku Geertiyootay Magaalada Muqdisho waxaayna dadkaasi Sidoo kale ay ugu Tacsiyadey nayaan Wiilka Marxuumadda ay ka Geeriyootay ee ah Fu’aad Xasan waxayna dhammaan ehelka iyo axsabta ay ka Geeriyootay leeyihiin Alle ha Idinka Samir Siiyo Maruxuumadda iyadana Jannadii Fardowso Alle haka Waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
INNAA LILLAAHI WA INYA ILLAAHI RAAJICUUN
TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO GQARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA SHAMSO SH. CUMAR
TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO GQARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA SHAMSO SH. CUMAR