TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO QARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMAD SHAMSO SH. CUMAR

0
Saturday December 19, 2015 - 10:47:10 in Wararka by
  • Visits: 724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAAYO QARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMAD SHAMSO SH. CUMAR

    Dhammaan Reer Cegalle Gadiid Geeddoow waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Caruurta Nuurto Jimcaale Cigalle oo kala ah:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Reer Cegalle Gadiid Geeddoow waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Caruurta Nuurto Jimcaale Cigalle oo kala ah:-

 Prof.Cali Maxamed Abuukar {C.wolf} iyo Maana Maxamed Abuukar {Maanta Siti} iyagoo ugu tacsiyadeynayo Geeridii ku timid Walaashood Shamso Sheekh Cumar oo habeenkii khamiista 17-ka Dicembar 2015-ka ku Geertiyootay Magaalada Muqdisho waxaayna dadkaasi Sidoo ugu Tacsiyadeynayaan Wiilka Marxuumadda ay ka Geeriyootay ee ah Fu’aad Xasan waxayna dhammaan ehelka iyo axsabta ay ka Geeriyootay leeyihiin Alle ha Idinka Samir Siiyo Maruxuumadda iyadana Jannadii Fardowso Alle haka Waraabiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

INNAA LILLAAHI WA INYA ILLAAHI RAAJICUUN





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip