Laacibkii khadka dhexe waxa uu geeriyooday axaddii kahor kulan ay wadalahaayeen Fiorentina iyo Udine
"Sida lagu ogaaday caddeymihii laga helay baaristii jirka looga sameeyey meydka Astori sababtu waa Kansar,” sidaas waxaa yiri De Nicolo oo ka hadlayey barnaamijka ‘La Vita in Diretta’ programme.
"Waxa ay u muuqatay bradyarrhythmia oo ay ku lamaantahay pluri-visceral congestion iyo pulmonary oedema.”
Baaritaanno dheeri ah oo ku saabsan waxa sababay geeridiisa ayaa la qaadi doonaa.
Ma cid baa ka dambeysay geeridii Astori? Baaritaan lagu sameeyey meydka laacibkii Fiorentina oo ay natiijo ka soo baxday
Xeer-ilaaliyaha guud ee Udine Antonio De Nicolo waxa uu daaha ka rogay in kabtankii Fiorentina Davide Astori u dhintay cudurka Cancer-ka.