Dhinacyadii ku Dagaalamay Magaalada Baledweyne oo gaaray heshiis ka kooban 6 Qodob (SAWIRRO)

0
Saturday December 19, 2015 - 09:36:45 in Wararka by
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhinacyadii ku Dagaalamay Magaalada Baledweyne oo gaaray heshiis ka kooban 6 Qodob (SAWIRRO)

    Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan, shalay waxaa ka dhacay heshiis la kala dhex dhigay Odayaasha Dhaqanka labadii Maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamaayay waayahan dambe Xaafada Howlwadaag ee Magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan, shalay waxaa ka dhacay heshiis la kala dhex dhigay Odayaasha Dhaqanka labadii Maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamaayay waayahan dambe Xaafada Howlwadaag ee Magaaladaasi. Heshiiskaan oo ay garwadeen ka aheyd Dowladda Federalka Somaliya, ayaa waxaa la isugu keenay Odayaasha labada dhinac, waxaana lagu heshiiyay 6 Qodob oo labada dhinacba ay saxiixeen.

Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay Dowladda Federalka Somaliya inay dadaal ku bixisay heshiiskaan, islamarkaana Odayaasha Labada dhinac ay ku qanceyn waxa lagu heshiiyay.

Odayaasha Labada Dhinac ee Heshiiska saxiixay, ayaa madasha ka balan qaaday inay dhaqangelinayaan Heshiiskaan oo uusan soo noqon doonin dagaaladii ka dhacay Magaalada.

Ammaanka Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Baledweyne ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada Xooga dalka Somaliya oo sugaya ammaanka.

heshiis-baladweyne-1

heshiis-baladweyne-2

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Heshiis 5

DCIM100MEDIA

Heshiis 7 Heshiis 8

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Heshiis 11

DCIM100MEDIA





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip