XSKK oo Eng- Baana Cali u Magacaabay Arimaha Horumarinta & Xiriirka Caalamiga (Aqri Taariiqdiisa Sports)

0
Thursday March 01, 2018 - 18:56:06 in Wararka by
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XSKK oo Eng- Baana Cali u Magacaabay Arimaha Horumarinta & Xiriirka Caalamiga (Aqri Taariiqdiisa Sports)

    Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliya ayaa xoghayihii hore Xiriirkaasi isla markaana ahaa Madaxii Suuqgeeynta xiriirka FIBA Africa Zone V, Eng Baana Cabdalla Cali u magacaabay u qaybsanaha XSKK arimaha horumarinta Iyo xirriirka caalamiga,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliya ayaa xoghayihii hore Xiriirkaasi isla markaana ahaa Madaxii Suuqgeeynta xiriirka FIBA Africa Zone V, Eng Baana Cabdalla Cali u magacaabay u qaybsanaha XSKK arimaha horumarinta Iyo xirriirka caalamiga,

Gudoomiyaha XSKK cabdulaahi Nuur Maxamed Caddaani ayaa sheegay in Eng, Baana uu wax badan kasoo qabtey Horumarinta Ciyaaraha Kubadda koleyga ee dalka iyo midka qaaradda Africa sidaa daraadeed XSKK uu u gartey inuu Xilkaan cusub u magacaabo maadama uu yahay shaqsi muhiim u ah dadaalka loogu jiro kor u qaadista Ciyaarta Kubadda koleyga dalka Soomaaliya.

TAARIIQDA SPORTI ENG BAANA ALI OO KOOBAN:

 

Cayaartoy

1986- wuxuu ka qeyb galey Tartabka cayaaraha degmooyinka gobalka banaadir.

1986-kii waxaa loo magacaabey cayaartoyda G. Banaadir.

 

Xilal

2006- wuxuu ahaa caawiye tababare (assist coach)

2007-wuxuu noqdey Gudoomiye ku xigeen (Vice President)

2009-kii waxaa Loo magacaabay xoghayaha XSKK

2009-waxaa uu xubin buuxda ka noqdey Xiriirka jaamacada carabta

2010-kii Wuxuu noqdey Madaxa Suuqgeynta ee zone 5 (Head of marketing)

2012-waxaa uu sidoo kale noqdey Madaxa Suuq geynta & Warbaahinta ee (intercity)

 

Shirar

2009-kii wuxuu ka qeybgaley Shirkii Koleyga ee jaamacada carabta ka dhacay Cairo

2010-wuxuu u joogey Shirweynihii FIBA Africa congress ee Bamako

2010-kii sidoo kale wuxuu ka qeyb galey Shirkii FIBA world Congress ee Istanbul

2011-kii mar kale Zone 5 congress in Kigali

2012 Fiba Africa

 

Ka qeybgalkiisa tartamada

Zone 5 national under 21 Nairobi 2006.

2008 under 18 Arab champion in Rabat.

2008 Olympic Games in Beijing

2011 ilaa 2015-kii wuxuu ka qeybgaley Tartamadii is reebreebka Zone 5 ee magaalooyin kala duwan ka dhacay ee Tartanka cayaaraha bariga iyo bartamaha Africa.

 

Allaha Kula Garab Galo Mudane Xilkaa oo aan Filayo inuu kusoo Beegmay Waqti loo baahnaa oo muhiim ah.

By Cabdul Xafiid Zaciimka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip